Gudniinka Dumarku waa dhaqan caadaad soo jireen ah. Waa goyn ula kac ah oo la goynayo xubnaha dibada ama bedelida unugyada dibada ah ee taranka la xiriira. Gudniinka dumarka waxaa mararka qaarkood loogu yeeraa Goynta Xubinta-la- xiriirta Taranka dumarka ama dhaawicida/Goynta Xubinta Taranka ee Dumarka. Gudniinka dumarku faaiido uma leh caafimaad dumarka wuxuuna saamayn xun ku yeellan karaa galmoodka iyo xubnaha taranka caafimaadka. Waxaa jira Australia barnaamijyo la shaqeeya dumarka, dhalinyarada iyo ragga si ay u siiyaan kaalmo iyo macluumaadka bulshada dhaqan ahaan sameeya gudniinka dumarka.
Gudniinka dumarku wuxuu sababaa ciqaab dhan 21 sanadood oo xarig ah.
Gudniinka dumarku wuxuu keenaa dhibaatooyin caafimaad oo muddo dheer ah mid gaaban:
Asalka gudniinka lama yaqaan lama xiriiro diinta. Noocyada gudniinku waa kala duwan yahay qawmiyadaha dhexdooda. Wadamada adduunka ka jiraa waa iska daayeen dhaqankaan waxayna ka dhigeen sharci daro. Waa muhiim in aan ka hadalo wixii ku saabsan dhaqan raaca. Waan jecelnahay dhaqankeena laakiin waxaan awoodnaa in aan ka tagno haysashada dhaqan keeni kara khatar.
Si aan u ilaalino unaxafidno jirkeena, waxaan u baahanahay dhamaanteen in sharaf leh naloola dhaqmo oo naloo ixtiraamo. Tani waa xuquuqda qof walbaa leeyahay. Waxaa jira kaalmayn, talo, iyo macluumaad laga helli karo dhamaan dawlad goboleedyada iyo territoriska wixii la xiriira gudniinka. Arag hoos meelaha lagala xiriirayo adeega kuugu dhow:
Esther Lam
U-qaybsanaha Kalkaalisada Caafimaadka ee CALD
ACT Health
T: 02 6205 1078
esther.lam@act.gov.auLinda George
Sarkaalka Barashada Caafimaadka ee Sarre
NSW Education Program on FGM
T: 02 9840 3910
linda.george@health.nsw.gov.auKirsten Thompson
Nurse
Samafalha Qorshaynta Qoyska
T: 08 8948 0144
kirsten.thompson@fpwnt.com.auOdette Tewfik
Xiriiriyaha Mashruuca caafimaadka Dumarka ee Dadka Dhaqamada-kala duwan
True: Relationships & Reproductive Health
T: 07 3250 0250
odette.tewfik@true.org.auXavier Lane-Mullins
Shaqaalaha Horumarinta Bulshada
Red Cross
T: 03 6235 6001
xlanemullins@redcross.org.auMichou Kadima
Shaqaalaha Horumarinta Bulshada
Red Cross
T: 03 6326 0400
mkadima@redcross.org.auKim Voss
Social Worker
Women’s Health Central
T: 08 8444 0700
kim.voss@health.sa.gov.auMedina Idriess
Shaqaalaha FARREP
Multicultural Centre for Women’s Health
T: 1800 656 421
medina@mcwh.com.auCarol Kaplanian
FGM & FDV Research
Sarkaalka Mashruuca
Women and Newborn
Health Service
T: 08 9340 1557
carol.kaplanian@health.wa.gov.auCopyright © NETFA 2016
Contact Us |
www.netfa.com.au |
www.mcwh.com.au